Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:46
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:88
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:261
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:398
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:141
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 26 2008
Yuusuf oo soo Gaaray Garowe
Written by Ali Moallim   
Saturday, 26 July 2008

Mar YuusufGarowe,(insidesomalia.org)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka ka soo dagay Garoonka dayuuradaha Konoco ee Magaalada Garowe .

 

Madaxweyne Yuusuf  Markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladan Garowe ayaa waxaa halkaasi kusoo dhoweeyey masuuliyiin badan oo ay ka mid ahaayeen madaxweynaha  DGPL  mudane Maxamuud Muuse Xirsi ( Jeneral Cadde)  qaar kamid ah golihiisa wasiiradda iyo isimada Dowlad Goboleedka PuntLand.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa la filayaa inta uu kusugan yahay deegaanada Puntland in uu la soo qaado Mas’uuliyiinta Maamulka iyo isimada PuntLand xaaladaha nabadgelyo gaar ahaan kuwa Magaala Madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo .

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa sidoo kale lafilayaa in Mas’uuliyiinta PuntLand la soo qaado arrinta burcadbadeeda Soomaaliya ee saldhiga kadhigtay deegaanka Eyl ee katirsan Maamul Goboleedka Puntland.

 

Yuusuf ayaa la filayaa in uu booqasho kooban kutago deeganka ay kasocto barista shidaalka halkaas oo uu u kuurgali doono sida ay u socto xaaladda shidaal baaris ee deegaanka Puntland .

 

Booqasahda Madaxweyne Yuusuf ayaa ku soo aadayso maalmo kadib warbixin uu ugudbiyey ergeyga Soomaaliya Axmedu Wuld Cabddella oo oga hadlayo xaaladda soomaaliya ee saddexdii bilood ee la soo dhaafay, taas oo uga deeiyey xaaladda amaan ee deegaanada Puntland oo uu ku sheegay in aan lagu halayn Karin shaqaalaha rasmiga ee Qaramada Midowbe marka laga reebo shaqaalaha xaaladda deg dega .

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >